Thursday, June 26, 2025

Gen. Gabre: Maxaa ka jira inuu eedey u jeediyay Madaxeyne Farmaajo..?

Jeneraalka Itoobiyaanka ah ee ka tirsan saraakiisha IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa la baahiyay inuu eedeyn u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

Jen. Gabre ayaa warbaahinta Soomaalida inteeda badan baahisay inuu ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo inuu xushmad darro weyn kula kacay ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM markii uu dhowaan booqday magaalada Baydhaba.

General Gabre ayaa bar la sheegay inuu ku leeyahay twitterka, balse aan la xaqiijin waxaa soo dhigay qoraal iyo sarwir uu ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Jeneraalka Itoobiyaanka ah ayaa hoggaaminayay ciidamada Itoobiyaanka ee Koonfurta Soomaaliya qabsaday sanadkii 2006, waxaana lagu eedeeyaa inuu xasuuq ka geystay magaalada Muqdisho.

F.G: Barta twiterka ee warkan laga faafisay waxaa la xaqiijiyay inuusan lahayn Gen. Gabre oo magaciisa lagu sameystay

Goobjooge.com

Madaxweynaha Farmaajo oo gaaray Baydhaba & Ciidamada Itoobiya oo la reebay soo dhoweynta

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON