Tuesday, July 1, 2025

Golaha Amniga Q/Midoobay oo maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya iyo War culus oo la filayo..

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ku saabsan xaaladda Soomaaliya ku yeelanaya xarunooda Magaalada New York.

Kulanka Golaha Amniga Q/Midoobay waxaa ka qeybgalaya waxaa ka mid ah Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo warbixin ka siinaya Golaha xaaladihii ugu danbeeyay ee Soomaaliya iyo arrimaha Doorashooyinka.

Waxaa lagu wadaa in kulanka War culus oo ku saabsan arrimaha Doorashada 2020/2021 oo dhowaan beesha calaamka ay dowladda Soomaaliya ugu baaqeen inay wax ka qabato saddex arrimood oo hortaagan Doorashada.

Golaha Amniga Q/Midoobay ayaa si joogto ah u yeesha kulamo ku saabsan xaaladda Soomaaliya, iyadoo soo saaray go’aano ku saabsan arrimaha Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON