Tuesday, July 8, 2025

Golaha Dowlad Goboleedyada oo Digniin & talo soo jeedin kasoo saaray Xariga C/raxmaan C/shakuur [Akhriso]

Golaha dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa War ay ka soo saareen xariga siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur ka digay in dembi laga dhigo khilaafyada siyaasadeed ee mar walba jiri kara.

Qoraalka oo maanta soo baxay ayaa lagu soo dhoweeyay sii deynta shuruudeysan ee siyaasiga , wuxuuna iskaashiga maamul Goboleedyada sheegay inuu isagu ka danbeeyay sii deyntiisa.

Wuxuu soo jeediyay inaan ciidamada NISA iyo Milateriga loo adeegsan kiisas madani ah oo Boolisku u xil saaran yahay, lagaa  fogaado in ciidamda qalabka sida ku milmaan siyaasadda.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON