Thursday, June 26, 2025

Golaha Musharixiinta oo War degdeg ah kasoo saaray Xaaladda Muqdisho iyo Digniin ku socota MD. Farmaajo

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa goor dhoweyd soo saaray War degdeg ah oo ku saabsan xaaladda Muqdisho iyo ciidamada la sheegay in la dul dhigay xarumaha Musharixiinta ee magaalada Muqdisho qaarkood.

Qoraalka Midowga Musharixiinta ayaa si kulul loogu cambaareeyay ciidamada la dul dhigay qar ka mida hoggaamiyeyaasha Musharixiinta iyo Wadooyinka laga xiray shacabka ee magaalada Muqdisho; waxaana looga digay in ciidanka loo adeegsado ujeedooyin siyaasadeed.

Golaha ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qaadayo mas’uuliyadda daandaansiga dagaal iyo kicinta xaaladda colaadeed lagu khalkhal gelinayo Amniga

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON