Monday, July 14, 2025

Golaha Shacabka oo maanta soo afjaraya Mooshinka Wasiir Xoosh [Qorshe cusub?]

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulankooda caadiga, iyadoo ajendaha miiska saaran uu yahay in mooshinka su’aalo weydiinta Wasiirka Dastuurka.

Kulankii maalintii Arbacadii ayaa u baaqday kooram la’aan, waxaana maanta lagu wadaa inuu kulanka iska xaadiriyo Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil..

Wasiir Xoosh oo lagu heystay inuu ka hor yimid qaraar uu gaaray Baarlamaanka, isagoo furan baraha bulshda ugu naqdiyay ayaa haddana xaadiri waayay maalintii laga sugayay baarlamaanka, taasoo keentay  in xildhibaanada cod qaadaan una diidaan fasaxa uu ku baxay.

 

Waxaa jira qorsha guddoonka Baarlamaanka ku doonayaan in hadal la siiyo Wasiirka si uu isu difaaco, laakiin waxaa arrintaasi si weyn uga horjeeda xildhibaanada oo ku doodaya inay xaalada ka gudubtay su’aalo weydiin oo kaliya ay harsan tahay cod u qaadista dib u eegista xilka wasiirka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON