Shir ay maanta yeesheen Golaha wasiirada Puntland oo uu guddoominayay Madaxweynaha maamulkaasi C/weli Gaas ayaa laga soo saaray qodobo looga hadlayo dagaalada Gaalkacyo arrimaha Federaalka.
Puntland ayaa sheegatay inay dagaal ku soo qaadeen huwan, waxayna beeniyeen jiritaanka ciidamada Qaranka Soomaaliya iyagoo ku dooday inay degaano gaara ka soo jeedaan.
AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA
Goobjooge.com