Maamul Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la dabagalo oo la soo qabto xubnaha ka mida urur diimeedka la baxay As-saaciduun Bilxaq ee degaanada Puntland.
Shir ay yeesheen golaha xukuumadda maamulka Puntland ayaa looga hadlay qoddobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaldda ammaanka, abaaraha, dakhliga iyo arrimo kale.
HOOS KA AKRISO QORAALKA