Tuesday, July 8, 2025

Golaha Wasiirada xilka sii haya oo ansixiyey Habraac la xiriira Hoggaanka Hubka & Rasaasta

-Golaha wasiirrada xukuumadda xil gaarsiinta dalka ayaa ansixiyey Hab-raaca hoggaanka Hubka iyo Rasaasta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay golaha usoo gudbisay wasaaradda difaaca dalka.

Habraaca la ansixiyay ayaa la sheegay inuu qeyb ka yahay qorshaha dib-u-habeynta ciidamada Xoogga dalka, waxana Golaha Wasiirada ee xilka sii haya ay ku ansixiyeen si gacantaag ah, sida uu sheegay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Aadan Isaaq Cali waxaa kalo shirka lagu dhageystay warbixinta Amniga, Deyn cafinta iyo xaaladda Covid-19.

Waxaa shirka guddoomiyey Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed oo muddo Bil ka badan xilka sii haya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON