Sunday, July 13, 2025

Golayaasha Degmooyinka G/Banaadir Guddoomiye Caawa u doortay Taabit Cabdi Maxamed [SAWIRRO]

Kulan ay caawa isugu yimaadeen Golayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayay cod gacantaag ah ku doorteen guddoomiyaha Gobolka Banaadir inuu noqdo Taabit Cabdi Maxamed labada sano ee soo socota.

Maamulka Gobolka Benaadir iyo Maamulada Degmooyinka Gobolka Benaadir ayaa isugu yimid shirkan oo loo qabanqaabiyey si degdeg ah, waxaana natiijada shaaciyey  Guddoomiye kuxigeenka arimaha bulshada Gobolka Benaadir C/llaahi Xaaji Ereg.

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo is mari waaga ku saabsan maqaamka Muqdisho iyo xiisad ka dhex taagan Xafiisyada Maamulka Gobolka Banadir iyo Ra’iisal wasaaraha oo kaashanaya Xafiiska Madaxweynaha, waxayna u muuqataa in laga hordhacayo xil ka qaadis la filayo in lagu sameeyo Guddoomiyaha G/banaadir Thaabit Cabdi Maxamed.

Image may contain: 1 person, indoor

Image may contain: 3 people, indoor

Image may contain: 1 person, indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON