Sunday, June 22, 2025

Goormee Madaxweyne Frmaajo xilka ka qaadayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish..?

Kadib markii uu shalay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo xilalkii ka qaaday Guddoomiye ku xigeenadii iyo xoghayihii Gobolka Banaadir ayaa waxaa soo baxaya warar ku saabsan xaaladda Guddoomiyaha Gobolka.

Ilo ku dhow Madaxtooyada ayaa laga soo xigtay inuu Madaxweyne Farmaajo qorsheynayo inuu xilka ka qaado Guddoomiyaha Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar Filish) oo muddo sanad ka badan hadda xilkaasi haya, waxaana saadaal laga bixiyey cidda xilkaasi loo magacaabi doono.

Cumar Filish ayaa dhowaan Muqdisho kusoo laabtay kadib markii toddobaadyo ku maqnaa dalka Turkiga oo qoysaskiisa uu dejiyey, waxayna Madaxtooyada u arrgtaa inuusan xilliga doorashada la shaqeyn karin.

Ad

Haddii xilka laga qaado Cumar Filish sida la saadaalinayo aakhirka Bishan Novembar, ayaa wuxuu noqon doonaa Guddoomiyihi afraad ee madaxweyne Farmaajo uu xilka ka qaado 4 tii sano ee uu madaxweynaha ahaa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON