Wednesday, June 25, 2025

Guddi loo sameeyay Qorshe cusub oo lagu mideynayo Ciidamada Dowladda [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalbaday in Qorshe cusub loo sameeyo mideynta ciidamada dowladda iyo howlgallada ay fuliyaan.

Kulan shalay ka dhacay madaxtooyda oo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo isugu yeeray taliyeyaasha qeybaha ciidamada ayuu Guddi u saaray arrintan, taasoo ka dambeysay isku dhacyo dhex maray ciiiamada dowladda.

Guddiga ayaa ka shaqeynaya in ay soo diyaariyaan qorshe lagu mideynayo hawl-gallada iyo tababarrada Ciidamada Qalabka Sida.

“Waxaan u taagannahay dhismaha ciidan qaran oo hanan kara amniga dalka, soona celin kara karaamadii aan ku dhex lahayn fagaarayaasha adduunka.” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay qorrshaha

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON