Tuesday, July 8, 2025

Guddiga Amniga & Difaaca Baarlamaanka oo shir ka yeeshay Xaaladad Amniga Xildhibaannada & Xaruntooda

Kulan gaara oo ay isugu yimaadeen Guddiyadda Baarlamaanka ee Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin adkeynta ammaanka xarunta Golaha Shacabka iyo xildhibaannada.

Kulanka oo ay wada guddoominayeen Guddoomiyayaasha labada Guddi Xuseen Carab Ciise iyo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa looga dooday Amniga Xarumaha Golaha Shacabka uu ku shaqeeyo oo arrimo ku soo kordheen iyo adkeynta amniga Xildhibaanada Golaha Shacabka kadib shil dhowaan ka dhacay Muqdisho oo uu ku lug yeeshay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.

Shirka oo xilli xasaasi ah ku soo beegmay waxay labada guddi ka doodeen warbixin ay dhowaan  Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga siiyeen Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyeyaasha ciidamada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON