Tuesday, July 1, 2025

Guddiga Doorashada Dadban ee Federaalka oo soo saaray Jadwalkii ugu danbeeyay (Akhriso)

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal ayaa shaaciyey Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa sheegay in si waafaqsan mas’uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) kana saaran hirgelinta doorashooyin degdega, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahida loo qabo in la bilaabaypo geeddi-socodka doorashooyinka iyada oo laga hor tegayo dib u dhac dambe.

GHDHF wuxuu shaaciyey jadwalka ugu dambeeya ee doorashooyinka iyadoo la raacayo shaxda doorashada 29 Juun, habraacyaddii 17 Sebtember iyo 27 May lagu heshiiyay oo ay si wada jir ah u wada saxiixeen dhammaan madaxda maamullada Dowlada federaalka Soomaaliya.

Jadwalka cusub meelaha qaarkood uga duwan kii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran, iyadoo lagu qoray 7 Oktober 2021 la dhaarinayo Xildhibaanada labada Aqal, taasoo ka dhigan doorashada Madaxweynaha ay u dhici karto bilaha November ama Disember. Jadwalkii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa dhigayay in 10-ka Oktoober la dooranayo Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.

No photo description available.
No photo description available.
May be an image of text that says 'Qabashada Codbixinta Doorashada Codbixinta 23. 12 Sebtember October 2021 21 Soo Saarista Natiijada Doorashooyinka Diyaarinta dhammaan agabka doorashooyinka. Qabashada Doorashooyinka Codbixinta. Hubinta iyo Soosaarista Natujooyinka Doorashada Kamadambeysta ah. Cabashooyinka 24. Golaha Shacabka Sebtember 2021 6 Xallinta khilaafaadka In1 soo Natiijooyinka Doorashada ee Kamadambeysta October 22 26. Xallinta cabashooyinka Shacabka September October 21 Wakhtiga xallinta khilaafaadka dhawaaqidda natiijada kama danbaysta iyo shahaado-siint xildhibaanada doortay. Dhaarinta xildhibaanadda Golaha shacabka 16 September October 一 October shacabka Ku dhawaaqidda xubnaha gollaha shacabka In1 siiyo xildhibaanada doortay shahaadada xillibaannimo 1 Golaha Shacabka Maalinta dhaarinayo gollaha shacabka Aqal 2020-202 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF)'

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON