Monday, June 23, 2025

Guddiga Doorashada ee madaxweyne Xaaf oo soo saaray Liiska xildhibaannada Galmudug -Garabka Gaalkacyo- [Akhriso]

GudDiga Doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magaalada Gaalkacyo kasoo saaray liiska xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Galmudug.

Liiskan oo ay ku qoran yihiin xildhibaanno gaaraya 68 ayaa lagu sheegay inay soo xuleen odayaasha beelaha Galmudug, iyadoo uu barbar socdo baarlamaanka lagu dhisay magaalada Dhuusamareeb, waxaana madaxweyne Xaaf uu weli wadaa qorshihiisa ah kala qeybinta Galmudug.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA XILDHIBAANADA GARABKA XAAF

No photo description available.
No photo description available.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON