Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Galmudug inay soo buuxiyaan.
Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu shaaciyey 11 qodob oo laga rabo qofka noqonaya xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, iyadoo labad qodob ay yihiin kuwa ugu adag, kuwaasoo kala ah: In imtixaan asaasi ah laga qaadayo xildhibaannada cusub si loo hubiyo heerka aqoonta iyo Inuu keeno caddey warqad dembi la’aan oo ah inuusan ka mid ahayd kooxaha xagjirka ah.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

