Thursday, June 26, 2025

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed oo la magacaabay. (Akhriso magacyada)

Guddoomiyaha kumeelgaarka ah Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Cabdinuur Aadan ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka cusub ee maamulka K/Galbeed.

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed ayaa ka kooban 15 xildhibaan oo shaqadoodu noqon doonto diyaarinta Doorashada guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ka kooban guddoomiye iyo laba guddoomiye ku xigeen.

Xildhibannada cusub ee K/Galbeed ayaa kulankoodii ugu horeeyay yeeshay, waxaana soo xaadiray 89 xildhibaan, waxayna ansixiyeen Guddiga la magacaabay, waxayna iska dhex dooran doonaan guddoomiye iyo xogheyn.

AKHRISO MAGACYADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON