Thursday, June 26, 2025

Guddiga Doorashada Jubaland oo Dib u saxay Odayaasha soo xulaya Barlamanka [Akhriso Liiska cusub]

Guddiga Doorashooyinka maamulka Jubbbaland ayaa sixitaan iyo dib u eegis ku sameeyay Liiska Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.

Liis cusub oo kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa lagu sheegay inay sixitaan ku sameeyeen magacyada Odayaasha dhaqanka sida Suldaan, Ugaas, Malaaq, Nabadoon iyo magacyo kale oo ka khaldanaa iyadoo sidoo kale liiska dib loo habeeyay .

HOOS KA AKHRISO LIISKA CUSUB

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON