Wednesday, June 25, 2025

Guddiga Doorashada K/Galbeed oo soo saaray Qaabka loo dooaranayo Madaxweynaha [Akhriso Qodob yaab leh]

Kulan ay magaalada Baydhabo ku yeesheen Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayey ku go’aamiyeen qaabka ay u dhici laheyd doorashada maamulkaasi.

Gudiga ayaa soo bandhigay hab raaca loo dooran lahaa madaxweynaha cusub ee maamulkaasi, iyadoo arrinta ugu yaabka badan ay tahay in wareega koowaad ee doorashada lagu kala baxayo cod hal dheeri ah (50+1), taasoo khilaafsan qaabka doorashada dastuurka dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada kale ee dalka.

Arrintan ayaa laga yaabaa in loo yeelay madaxweynaha xilka haya Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana caadiyan doorashada wejiga koowaad ku guuleysta musharaxa hela 3/2 codadka xildhibannada Baarlamaanka, iyadoo aan la ogeyn sida ay arrintan uga fal celin doonaan musharixiinta kale.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON