Wednesday, June 25, 2025

Guddiga Doorashada K/Galbeed oo ka hor yimid go’aankii lagu laalay 5 Kursi oo lagu doortay Baydhaba [Qoraal]

Guddiga Doorashada heer Maamul ee Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid go’aankii lagu laalay 5 kursi oo lagu doortay Magaalada Baydhaba.

War-saxaafadeed ay soo saareeen Guddiga DoorashadaGoboleedka Koonfur Galbeed ayay ku qaadaceen Go’aankii Maanta Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashoyinka ayaa ku sheegay inaysan qaban doonin dib u doorashada 5-ta kursi ay soo celiyaan GXKH Ee Soomaaliya.

Waa Guddigii labaad ee ka hor yimaada go’aanada Guddiyada khilaafka iyo Doorashooyinka, iyadoo hore Guddiga Galmudug uga hor yimid guddoomiyahooda guddiga Doorashada.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada K/Galbeed Maxamed C/llaahi Mursal ayaa isna sheegay in go’aanka Guddiga Xalinta Khlifaadka uu yahay mid aan wax kasoo qaad lahayn.

HOOS KA AKHRI QORAALKA GUDDIGA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON