Sunday, July 13, 2025

Guddiga Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo sameystay Guddoon cusub & War kasoo baxay [Akhriso]

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan la soo dhammeystiray ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhaba ku doortay Guddoomiye, guddoomiye ku xigeen iyo xoghaye.

Xubnha Guddiga oo gaaraya 27 xubnood waxay guddoomiye u doorteen xildhibaan Shaacir Cumar Beyle, iyadoo Guddoomiye ku xigeenka guddiga loo doortay Abuukar Xuseen Xasan, halka xoghayayaha Guddiga loo doortay Xildhibaan Nuur Ibraahim Cusmaan.

Guddiga doorashada Madaxweynaha K/Galbeed ayaa sheegay in doorashada Maamulkaasi ay ku dhici doonto waqtigii loo qorsheeyay, iyadoo la raacayo habka doorashada ay soo bandhigi doonaan, isla markaana musharixiintii hore loo diiwaangeliyay ay sharci yihiin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON