Friday, July 4, 2025

Guddiga Doorashada oo Dacwad cusub ku soo oogay Madaxweynaha Hirshabeelle [Akhriso Qoraalka]

Guddiga Doorashooyinka Heer Gobol ayaa madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble mar kale ku soo eedeeyay inuu faragelin ku hayo Doorashada Aqalka hoose.

Guddiga ayaa soo saaray Qoraal ay uga hadlayaan inuu Cali C/llaahi Cosoble sameeyay ergo been abuur ah oo uu magaalada Jowhar kasoo ururiyay isagoo doonaya in kursi ay leedahay Beesha Carab Soomaali oo Muqdisho laga wareejiyay uu ku soo baxo musharax uu wato.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa marar badan lagu soo eedeeyay inuu ergooyin u sameeyay beelaha xildhibaanadooda ku dooranaya magaalada Jowhar, isla markaana faragelin toos ah ku yeeshay arrimaha doorashada, isagoo taageero siiyay qaar ka mida musharixiinta.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON