Monday, July 14, 2025

Guddiga Doorashooyinka Amar cusub siiyay Maamul Goboleedyada, una qabtay Laba maalmood -War-saxaafadeed]

Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku amray inay dib ula noqdaan liiska musharixiinta Aqalka sare oo ay soo waafajiyaan qoondada haweenka.

Guddiga ayaa qoraalkiisa ku sheegay inay muddo laba maalmood ah siiyeen maamulada inay dib ugu laabtaan liisaskaasi. Arrintan waxay u muuqataa in Guddiga Doorashooyinka uu noqday mid culeys kale ku keenaya Doorashadii dalka.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

war-saxaafadeed-guddiga2war-saxaafadeed-guddiga

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON