Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray muranka ka taagan halka lagu qabanayo Doorashooyinka Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Guddigu waxay walaac ka muujiyeen in khilaafka ka taagan arrimaha gobollada Hiiriaan iyo Shabeelaha Dhexe iyo Gobollada Waqooyi ay dhibaato ku keeni karto habsami u socodka Doorashada.
AKHRISO WAR-SAXAAFADEED