Monday, June 23, 2025

Guddiga Doorashooyinka oo waqti kale u qabtay xilliga soo gudbinta Xubnaha Aqalka Sare [DHAGEYSO]

Guddiga Doorashada Dadban ayaa waqti kale u qabtay soo gudbinta musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii maanta oo loo asteeyay ay dib u dhacday.

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Dadban Maxamed Keynaan ayaa shir jaraa’id oo uu galabta ku qabtay magaalada Muqdisho wuxuu ka sheegay in dib u dhaca ay sabab u yihiin Maamul Goboleedyada weli soo gudbin musharixiintiia Xildhibaanadii Aqalka Sare u meteli lahaa.

Afhayeenka ayaa dhinaca kale sheegay in laba maalmood loogu daray maamulada si ay u soo gudbiyaan musharixiinta Aqalka sare oo ilaa Sabtida ku eg tahay.

Ad

DHAGEYSO AFHAYEENKA

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON