Monday, July 14, 2025

Guddiga joogtada ah ee Baarlamanka oo joojiyey Xasaanad ka qaadista xildhibaanadii lasoo eedeeyay [Akhriso Qoraal]

Guddigga joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya kulamo uga socday magaalada Muqdisho kasoo saaray go’aan ku saabsan xasaanad ka qaadis laba xildhinaan oo uu dalbaday Xeer ilaaliyaha Qaranka.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay inay joojiyeen soo jeedinta xasaanad ka qaadista xildhibaannada, taasoo ay sabab uga dhigeen, iyadoo aanu jirin sharci gaara oo nidaaminaya arrintaasi sida ku cad Qodobka 70-aad ee Dastuurka KMG ah faqradiisa 4-aad.

Qoraalka ayaa waxaa kaloo ku cad in Guddiga xeer hoosaadka iyo anshaxa inuu si degdeg ah u soo diyaariyo sharciga gaarka ah ee xasaanadda, waxaa kaloo wasaaradda cadaaladda la faray hirgelinta sharci Lambar 28 ee dhismaha Guddiga Adeegga Garsoorka.

AKHRISO QORAALKA

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON