Monday, June 23, 2025

Guddiga joogtada Baarlamaanka oo go’aamiyey Ajende looga hadlayo kulankooda Berri

Kulan ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu go’aamiyey ajandaeyaasha ugu horeeya ee looga hadlayo kulanka ay Berri yeelan doonaan.

Waxaa kulanka shir Gudoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman, iyadoo la isla meel dhigay ajendiyaasha kulanka koowaad Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka oo furmaya Berri oo ah 10-ka Bisha June.

Guddiga joogtada ah ayaa go’aamiyey in ajendayaasha kulanka Berri ee Golaha Shacabka ay noqdaan:

  1. Akhrinta 1aad ee qodobada dib u eegista ee Sharciga Xibsiyada Siyaasadda Dalka
  2. Soo bandhigida ansaxinta xubin cusub ee Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON