Sunday, July 13, 2025

Guddiyada Dastuurka Dowladda Somalia & Maamul Goboleedyada oo War-Murtiyeed kasoo saaray Garowe

Guddiyada Dastuurka Dowladda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada  ayaa magaalada  Garowe ee Caasimadda Puntland kasoo saaray War-murtiyeed 7 Qodob oo ku saabsan dib u eegista qodobo ka mida Dastuurka.

Madasha ayaa dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda ugu baaqday in ay si deg deg ah u dhameeyaan Khilaafka ka dhex taagan si loo soo Afjaro dib u eegista dastuurka, waxayna isla garteen in la bilaabo dib u eegista Cutubyada 1 ilaa 5 ee Dastuurka KMG ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON