Thursday, July 17, 2025

Guddiyada Doorashada oo isku dhacay [Guddiga Galmudug oo digiin culus soo saaray]

Khilaaf ku saabsan sharcinimada xildhibaanada lagu doortay  magaalada Cadaado ayaa  ka soo shaac baxay Guddiyada Doorashada heer Gobol ee Galmudug iyo Guddiga Federaalka.

Murankan ayaa salka ku haya digniin ay Guddiga Doorashada Galmudug u direen Guddiga heer Federaal iyo kan xalinta khilaafaadka ee Muqdisho fadhiya, iyagoo ka digay in xildhibaano lagu doortay Cadaado kuraastooda la laalo, waxayna eedeyn culus u jeediyeen Guddiga.

QORAALKA HOOS KA AKHRISO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON