Wednesday, June 25, 2025

Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka & kan Puntland oo Muqdisho ku shiray [Sawirro]

Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka maamulka Puntland.

Kulanka labada dhinac ayaa ka danbeeyay kadib markii  Gudiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland ay socdaal shaqo ku tageen magaalada Muqdisho, taasoo ka danbeysay socdaalkii guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka ku tageen magaalada Garowe.

Kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana la iskula meel dhigay wada-shaqeynta Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka iyo kan Maamul Gobolleedka Puntland.

SAWIRRADA

Image may contain: 1 person, sitting, suit and indoor

Image may contain: one or more people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON