Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Bare Maxamed ayaa si kulul uga jawaabay hadallo kasoo yeeray madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Cali C/llaahi Cosoble.Wuxuu been abuur ku tilmaamay hadal laga soo xigtay Cali Cosoble oo ahaa in magaalada Jowhar lagu handaday inay qabsatay dowladda Soomaaliya, wuxuuna wax laga xumaado ku tilmaamay carqaladda uu wado.
Maamulka Gobolka Hiiraan ayuu ugu hanjabay haddii ay taageeraan madaxweynihii hore ee Hirshabealle in xilalka laga qaadi doono.

DHAGEYSO