Sunday, July 13, 2025

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo War kasoo saaray Go’aanadii Shirka Dhuusamareeb (Akhriso)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa War-Saxaafadeed kasoo saaray War-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka ee magaalada Dhuusamareeb.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa si weyn u soo dhoweeyay go’aanadii madaxda Maamul Goboleedyada, wuxuuna qoraal uu soo saaray ku sheegay in go’aanada madaxda Maamul Goboleedyada ay hordhac u yihiin heshiis wadajir ah oo ay gaareen madaxda dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON