Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo jawaab cad u diray Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya [Qoraal]

Gudoomiyaha Barlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa cad u soo diray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Jawabta ayaa ku saabsaneyd codsigii Ra’iisal wasaare Xasan Cali kheyre u diray Galmudug ee ahaa inay muddo 45 casho ah dib u dhigaan doorashada madaxweynaha maamulkaasi.

Qoraal kasoo baxay Guddoomiye Cali Galac ayaa Ra’iisal wasaaraha loogu sheegay inay tixgeliyeen codsigiisa balse go’aanka Baarlamaanka Galmudug uu noqday in 10-ka April la qabto doorashada.

AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON