Sunday, June 22, 2025

Guddoomiyaha Baarlamanka oo xiray Kalfadhigii 5-aad isagoo dalka ka maqan (Qoraal)

Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey maanta in la xiray kalfadhigii shanaad ee Baarlamaanka Federaalka, xilli uu guddoomiyaha safar ku joogo dalka K/Afrika.

Qoraalka ayaa lagu taariikheeyay 4 Ogost 2019, lamana oga sababta loo shaacin waayey xilligaasi, waxaana qoraalka lagu sheegay in kalfadhiga 5aad xirmay 27 July, iyadoo ay noqoneyso markii labaad oo guddoomiye Mursal uu xiro isagoo marna ku-sime Madaxweyne ah, marna dalka ka maqan, laguna xiro qoraal, halka markii hore ay caado u ahayd in lagu dhawaaqo xiriraanka Baarlamaanka xilli ay fadhi leeyihiin xildhibaannada Baarlamaanka.

Kalfadhiga lixaad ayaa la sheegay inuu furmi doono laba bilood kadib oo ku beegan 27-ka September 2019, waana mid ka mida fasaxyada ah galaan Golaha Baarlamaanka.

Ad

HOOS KA AKHIRSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON