Thursday, June 26, 2025

Guddoomiyaha Barlamanka Hirshabeelle oo u gaaray Jowhar & Cali Cosoble oo ka daba tegaya

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre uu goor dhoweyd u duulay magaalada Jowhar.

Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ka duushay garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana muddo yar kadib la sheegay inuu isna garoonka tegay  Madaxweynihii xilka laga qaadya ee Cali C/llaahi Cosoble oo isagana ku sii jeeda Jowhar.

Guddoomiyaha Baarlamaankla Hirshabeelle oo ay shalay wada socdeen madaxweynaha la riday ayaa wararku sheegayaan inuu mowqifkiisa isbedelay oo uu taageersan yahay tallaabadii xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle xilka uga qaadeen madaxweyne Cosoble.

Madaxweynaha xilka laga tuuray ayaa ee Hirshabeelle ayaa ka biyo diidan xil ka qaasita lagu sameeyay, isagoo ku doodaya inay sharci darro tahay xilka qaadistiisa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON