Monday, July 7, 2025

Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo Dhagax dhigay Xarun Degmo oo ku burburtay Qarax [Sawirro]

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Degmada Wadajir oo sanadkii hore xaruntaasi ku burburtay Qarax lala beegsaday.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan  ayaa dhagax dhiga xarunta degmada Wadajir waxaa ku wehlinayay Senataro ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Gobolka Banaadir, waxaana muhiimadda dhagax dhiga uu ku sheegay Guddoomiye Yariisow in la dardar geliyo u adeegida shacabka ku dhaqan degmada Wadajir iyo Guud ahaan Gobolka Banaadir.

Bishii June 20,2017-dii ayaa Kooxaha Argagaxisada waxay Qarax gaari ay ka soo buuxeen la beegsadeen xarunta degmada Wadajir, Qaraxaasi oo dad rayid ah waxyeelo ka soo gaaray sidoo kale waxaa ku dhaawacmay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Wadajir.

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing, suit, crowd, wedding, beard and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing and suit

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON