Sunday, July 6, 2025

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo Digniin Culus soo saaray [Dhageyso]

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa dingin culus ka soo saray dadka dhisanaya ee la wareeagya dhulka hantidda danta guud ee magaalada Muqdisho.

Wuxaa si gaara uga digay dad dhistay dhinacyada Wadooyinka degmppyinka  Wadajir iyo  Dharkeenley, iyadoo uu sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan, wuxuuna intaasi ku daray in maamulka gobolka Banaadir aanu aqbali doonin in dhulalka danta guud ay  dad gaara u adeegsadaan dano gaar ah.

Guddoomiye Yariisow ayaa ku hanjabay in dhulka danta guud cid kastoo bixisay ay sharci darro tahay oo laga soo celin doono.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON