Sunday, July 13, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir oo si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb [Sawirro]

Guddoomiyaha gobalka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa si diira loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamarreeb ee xarrunta maamulka Galmudug.

Wafdiga Guddoomiye Taabit waxaa soo dhaweyntiisa horkacayay madaxa golaha xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo ah markii ugu horeysay ee uu garooonka Dhuusamareen soo dhoweyn u tago.

Soo dhoweynta ayaa ahayd mid heer sare ah, waxaana garoonka ku sugnaa madaxda maamulka Gobollada Dhexe, xildhibaanno, mas’uuliyiin iyo dadweyne fara badan. Waxaa magaalada buux dhaafiyay marti sharaf iyo wufuud kala duwan oo u halkaas u tegaya xafladda midowga Ahlu suna iyo Galmudug.

SAWIRRO

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing, wedding and suit

Image may contain: 4 people, people standing and suitImage may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 8 people, people smilingImage may contain: 7 people, people smiling, people standing, wedding and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and wedding

Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, sky, outdoor and nature

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON