Thursday, June 26, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka hor yimid Qaabka jid-xirashada ciidamada xasilinta [Dhageyso]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed ayaa ka hor yimid qaabka ay ciidamada xasilinta ee Muqdisho wadooyinka u xiraan.

Isagoo ka hadlayay dhagax uu ku sameeyay dibu dhiska wadadda caanka ah ee Jeneraal Daa’uud ayuu sheegay inaysan macquul ahayn in Ciidamada amaanka ay biro iyo dhagaxaan ku jaraan wadooyinka dib loo dhisay, taasoo buu yiri wax u dhimeysa bilicda magaalada.

Wuxuu ugu baaqay in ciidamada amamanka ay joojiyaan inay wadooyinka ku soo kordhiyaan nadaafad daro iyo muuqaal xun.

DHAGEYSO GUDDOOMIYAHA G/BANAADIR

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON