Thursday, June 26, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay wiilashii watay Gaariga Ciidamada AMISOM jiireen [Sawirro]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan la yeeshay saddex wiil oo watay gaarigii ciidamada AMISOM ay ku jiireen sahlay Isgoyska  KM4 ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Taabit Cabdi Maxamed ee uu wehliyo guddoomiyaha degmada Hodon, ayaa la sheekeystay saddex wiil oo watay Gaarigii sida weyn baraha bulsahda loogu faafiyay iyadoo Gaari kuwa gaashaaman oo AMISOM ah uu riixayo in muddo ahna garaangirinayay.

Guddoomiye Taabit ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay la kulanka wiilasha shilkaasi qabsaday oo iyagoo waxba gaarin ka badbaaday. “Waxaan la kullanay muwaadiniintii ay dhibka u geysteen ciidamada Amisom. Alxamdulilah way nabad qabaan, cadaaladna way helidoonaan dhawaan” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolja Banaadir.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON