Thursday, June 26, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir oo magac cusub u bixyay Isgoyska Zoope ee Magaalada Muqdisho [Dhageyso]

Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa qaatay go’aan uu magaca uga bedelayo Isgoyska KM 5 ee Zoope, isagoo magac kale u bixiyay.

Isagoo ka qeyb galay socod ay dadweyne fara badan ku soo mareen Garoonka Banaadir ilaa Isgoyska Soope oo qaraxu ka dhacay ayuu dadweyne kula hadlay goobtaasi ka sheegay in wixii hadda ka danbeeya Isgoyska KM 5 loogu yeerayo “14- Oktoobar”.

Taabit Cabdi Axmed, Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka mida mas’uuliyiinta sida weyn uga dhex muuqday gurmadkii dadkii ku waxyeeloobay qarixii Muqdisho ayaa si dardar leh ku wada howsha isagoo si caadi ah dhex gala dadweynaha.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON