Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ahna Guddoomiyaha Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyda ayaa war kasoo saaray qarixii qasaaraha badan geystay ee ka dhacay Muqdisho.
Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Puntland oo xambaarsanaa tacsi iyo baaq ayaa lagu cambaareeyay weerarkii Muqdisho.
HOOS KA AKHRISO