Saturday, June 28, 2025

Guddoomiye Cusub oo loo magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha Muqdisho

Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir oo dib u  habeyn lagu sameeyay.

Guddoomiyaha G/Banadir ayaa u magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha Cabdullaahi Xirsi Diirshe oo kusime ahaan ku shaqeyn doona, iyadoo la sheegay inuu dib u habayn ku sameyn doono xubnaha iyo shaqada guddiga.

Guddigan ayaa qaabilsan muranka iyo dacwadaha ka jira guryaha iyo dhulka la isku heysto caasimadda Muqdisho oo ah mid ka mida dhibaatooyinka ugu waaweyn ee hortaagan maamul kasta

Dokumentiyo been abuur ah iyo musuq maasuq ayaa hareeyay muranka ka taagan muranka dhulka  hantida ma-guurtada ah ee caasimadda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON