Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiye Jawaari oo Farriin degdeg ah u diray Musharixiinta xilka Madaxweynaha [Dhageyso]

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa farriin u diray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Wuxuu ugu baaqay inay iska akhiriyaan qoraalada quseeya ee loo qeybiyay iyo inay dhowraan Jadwalka doorashada ee loo dhigay tartanka Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa ku tirtirsiiyay inay muhiim tahay in Musharaxiinta ay Akhriyaan xeer hoosaadkii loo qeybiyay, isagoo u sheegay inay u tartamaan si hufan oo Soomaalinino ah.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON