Monday, June 23, 2025

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka oo soo saaray Beenin Culus & Dalab ku socda Xukuumadda [Akhriso]

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo saaray qoraal uu been abuur ku tilmaamay war ay dhowaan qoray mid ka mida website-yada afka Soomaaliga wax ku qora.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Mahad Cawad ayaa looga codsaday Wasaaradaha Warfaafinta   xukuumadda Soomaaliya in tallaabada ku haboon ka qaado oo weliba degdeg ah website-kaasi uu ku eedeeyay inuu faafiyay been abuur iyo dacaayad ka dhan ah Golaha Shacabka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Ad

Image may contain: text

No automatic alt text available.

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON