Friday, June 27, 2025

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baaramaanka oo u jawaabay C/weli Muudey [Akhriso Qoraal kulul]

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa qoraal uu soo saaray Caawa ku caddeeyay in go’aankii maanta kasoo baxay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Muudey aanu ahayn go’aan ka soo baxay Guddoonka Golaha Baarlamaanka.

Mahad Cawad ayaa qoraalkiisa ku sheegay in C/weli Muudey aanu ahayn ku-sime, isla markaana aanu xaq u lahayn inuu isugu yeero Baarlamaan keligiis, wuxuuna caddeymo u soo qaatay qodobo ka mida Dastuurka iyo Xeer hoosaadka.

Mooshinka Jawaari ayaa u muuqda mid mugdi sii gelaya, iyadoo xildhibaannada mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari aysan heysan codad u filan, taasoo ugu wacan inay dib u dhigaan fadhiyada baarlamaanka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MAHAD CABDALLA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON