Sunday, July 13, 2025

Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Hiiraan & Xoghayihii Magaalada Beledweyne oo xilalkii laga qaaday

Maamluka Hirshabelle ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenada Gobolka Hiiraan iyo xoghayeyaasha Gobolka iyo degmada Beledweyne.

Wareegto kasoo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii  looga qaaday gudoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshadda Gobolka Hiiraan Sheekh Cusmaan Xuseen Cali iyo Xoghayihii degmada Beledweyne.

Wasiirka arimaha Gudaha ayaa waxaa uu Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada ee Gobalka Hiiraan , waxaana xilalkaasi loo magacaabay C/qaadir Maxamed Arwaax iyo xoghayihii Degmada Beledweyne oo loo magacaabay  C/risaaq Cali Weerar.

Gobolka Hiiraan ayaa isu bedelay gobol saddex bilood kasta la bedelo mas’uuliuintiisa, iyadoo dhibaato maamuleed uu kusoo kordhiyey maamulka Hirshabeelle.

AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON