Monday, June 23, 2025

Guddoomiye kuxigeenka Barlamanka Hirshabelle oo ka hor timid qoraal kasoo baxay guddoomiyaha.

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise ayaa ka hor timid qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Cusmaan Bare oo Baarlamaanka maamulkaas fasax u kala diray, isagoo xiray kulamada Baarlamaanka.

Guddoomiye kuigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa sheegtay in xeritaanka kulamada Baarlaamaanka uu yahay sharcidarro. Waxayna shir jaraaid oo ay ku qabatay Magalada Jowhar ka sheegtay in guddoomiye ka maqan gudaha Golaha Baarlamaanka aanu xiri Karin kulamada, isla markaana looga baahan yahay in uu xaadir ku yahay kulamada golaha.

Waxay intaasi ku dartay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabelle Cusmaan Barre Maxamed looga baahan yahay in uu dib ugu soo laabto Magalada Jowgar, xilli Baarlmaanka uusan kulmin in ka badan Saddex bilood.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON