Guddiga Baaralmaanka Soomaaliya u magacaabay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa ayaa iska dhex doortay Guddoomiye, ku xigeen iyo Xoghaye.
Kulankii Guddiga ee maanta oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka magaalada Muqdisho ayaa Guddiga oo ka kooban 15 xubnood wuxuu guddoomiye u doortay Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ahma xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka C/raxmaan Ducaale Bayle.
Waxaa kaloo guddiga ay guddoomiye ku xigeen u doorteen Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, iyadoo Xildhibaan Aadan Isaaq Cali loo doortay Xoghayaha Guddiga.
AKHRISO QORAALKA
Goobjooge.com