Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiye Taabit oo Caawa War Cad kasoo saaray Xil ka Qaadista lagu sameeyay [Akhriso]

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa ku dhawaaqay inuu aqbalay xil ka qaadista uu ku sameeyay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Shir jaraa’id oo uu caawa ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu ka shaaciyey inuu soo dhoweynayo xilka laga qaaday, isla markaana uu xilku yahay meero, wuxuuna hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee xilka loo magacaabay C/raxmaan Cumar Yariisow.

Isagoo oo hadal qaaday xaaladda Muqdisho ayuu sheegay in xiisada siyaasadeed ay dhalisay in magaalada la geliyo xaalad kacsan oo amni lana xiro isu socodkii bulshada, wuxuuna ku baaqay in nabadda la sugo, shacabkana loo furo wadooyinka.

Wuxuu kaloo sheegay inaan loo baahneyn in la curyaamiyo howshii maamulka G/Banaadir oo ciidamada laga dul qaado, isagoo shacabka ugu baaqay inay nabadda ilaaliyaan oo aanay ku dhaqaaqin wax amni darro ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON