Monday, August 25, 2025

Guddoomiye Taabit oo magacaabay Guddiga Xil wareejinta Maamulka Gobolka Banaadir [Akhriso]

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ee Xafiiska sii baneynaya ayaa magacaabay Guddiga Xilwarerjinta.

Guddigan oo ka kooban 13 xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar ayaa u loo xil saaray qabanqaabada xil wareejinta oo lagu wado inay dhacdo Talaadadda 30-ka bishan Janaayo, waxayna guddigan la shaqeynayaan guddi kale oo ay magacaabeen maamuka cusub.

Waxaa xilka wareejindoona Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho iyo Kuxigeenadiisa sida; Arrimaha Amniga & siyaasadda , Arrimaha Bulshada, Maamulka iyo Maaliyadda iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Benaadir.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON